|

Qofkii Labaad ee Ka Danbeeyay Weerarkii Lagu Qaaday Madaarka Diyaaradaha ee Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho Iyo Waraysi lala Yeeshay Ka Hor Qaraxa DHAGAYSO

Muqdisho 05.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawaan Magaalada Muqdisho ka dhacay Laba Weerar is Qarxin oo laga kala fuliyey Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade iyo Xerada Ciidamada Amisom ee Afisyoone.
Weerarkan Waxaa Mid ka mid ah Fuliyey Xildhibaan Hore oo Baarlamank Somalia Soo Maray oo lagu magacaabi Jiray Saalax Bad baado,Kaas oo Bartilmaameedkiisu ahaa Xerada Afisyoone.
Halka Weerarka labaad uu Fuliyey Wiil dhallinyaro ah oo Magaciisa ku Sheegay Aadan Sheekh Yuusuf oo ‘’Cabdi Qafaar’’ loo Yaqaanay kaas oo ka dhacay afaafka hore ee Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho.

Comments are closed