|

Qiso Xannuun Badan Nin 8 Sanno Ku Jiray Jeelasha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya iyo Mahadhooyinkii uu kala Kulmay DAAWO

Minnesota 07.July 2016 (SDN/QJ):- Maxamed Faarax Xasan oo Ku Nool Dalka Maraykanka ayaa ka Sheekeeyay Qiso Xannuun Badan oo ka soo Martay Jeelasha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Waxa uu Sheegay Dhacdooyin Xannuun badan oo ka soo maray Jeelashii uu ku Jiray Mudada 8 Sano ahayd.

Comments are closed