Qaybtii Shanad ee Tariikhdiii Muhammed Ali kala soco qurbejoog
London 13Feb15(SDN/QJ) Sidaan qaybtii 4th aan horey idinku shegnay Muhammed Ali American Govermant ku xukuntay in uusan dibada u dhoofi Karin, sababtoo ah waxa la’ogaday in taagero badan ku leeyahay dalalka aduunka,oo dhan waxa uu ka fadhiyey feeydhka mudo sadex sano iyo sided bilood 1997ilaa 1971 xisbiga jamhuuriga oo aad u cawiyey maxamed cali aya waxay u qabteen loyaro fican sababta oo ah waxay aad uga soo jedeen dagaalkii uu ku galay viatnam waxana ahaa xisbiga ka soo horjeday ee dimqradiga ,maxamed cali waxa uu ku bixiyey lacag gadhaysa 280kun oo dolarka maraykanka ah maxkamadiina waxay ku soo dhamatay inuu noqdo nin xora ,maxamed cali isaga oo aan mudo sadex sano aan ciyaarin ayuu waxuu dalbaday inuu la feedhtamo ninkii haysta ciyarta oo lagu magacaabo Joe Frazer , faydhkaas waxa lagu dhigay park avenue garden waxa faydhkaas ku gulaystay joe markaa waregii u danbeyey ee 15aad waxa uu lehelay qaybta daanka bidix,ciyaartaas aya waxay ahayd ciyaar xiiso badan ooh al faydh lagu kala badiyey markaa garsoorayashii waxay gooanka guusha siyeen Joe Frazer. Mar la waydiyey garsoorayasha ayaa sadaxdii mid ka mida waxa yiri waxa khalad lagu siyey guul aan u lahayn sababta oo ah 15wareeg kow iyo toban ka mida waxa badiyey Maxamed cali lab aka midana waxa badiyey Joe Farzer sidaasa guusha lagu siyey,guusha la siyey labada garsoore ee kale waxay yiraahdeen hadii maxamed cali dhulka ku dhacay qaybtii u danbaysay guusha waxanu sinay joe frazer.dalka falanqeya ciyaaraha waxay yiraahdeen siday ku dhacday nin la siyey guusha badiska oo gacanta aan awood u lahayn inuu gacanta qadayn loona carray dhaqtarka taas oo uu ku jiray mudo laba cisho ,tababaraha maxamed cali mar la ay waraystay Abc tv wariyaha waxa uu waydiyey maxamed cali there is no speed any more, waxa uu ku jawaabay tababarahisa muhammed alihe can take the BUNGE , and he has a speed, muhammed ali feeryahanadii ugu caansanaa oo uu la feertamay waxa uu u wada bixiyey midkasta magac gooni ah, sida,
Liston – Beer,
Joe Frazer- Gorilla oo ah daryer
Gorge Forman- Mami oo ah hooyo
Paterson- Uncletom oo ah cadanka maraycanka adeegto
Norton-ignorance oo ah macnaheedu tahay qof aan wax kala garanayn.
Muihammed ali hadaladiisa wax aka mid ah marka uu la feertamayo wax aka mid ah
Ageenist Liston wax uu yiri, I am fast , I am bratty, and can’t be beeten,
Ageenist Joe Frezer waxa uu yiri, it will be killer, and gilla, when I get gurilla in manella
Ageenist Gorge Forman waxa uu yiri, flouting Butturfly stingslike bee, his hand can’t hit what his eye can see,
la soco qaybta Lixaad
Mburaale:Email.burale73@yahoo.co.uk
Norton-