Qaybtii 2aad “Cahdigii Wacad Furka Iyo Go’aamo is Burinaya oo laga Guntay Madaxweyne Siilaanyo{DHAGAYSO}.
Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waa Dabeecada Siyaasiga Qaaradan Africa ee afkiisa iyo dhegihiisu aanay is maqal.
Waa Siyaasigeena ka faa’iidaysta Laxanka Dhabaqsan ee Bulshadiisa u Cumaamada kuna aaminta aayahooda si uu uga Midha dhaliyo Himilooyinka ay Higsanayaan isla markaana ay ka filayaan inuu ka saaro duufaan kasta oo Siyaasadeed oo dalka ka Jira.
Waa Isbarbar dhig ay Shabakada Qurbejoog.com/Somalidiasporanews.com idiinka diyaarisay Khudbado aanu ku hayno Mulaaxaha Kaydiya Codadka,si ay u noqoto Halka lagu Xisaabtamo,Waa Wacad fur Iyo Balamo aan rumoobin waxay Tilmaan u noqon kara Sida ay Ummadu u Xulanayso hogaamiyahooda Mustaqbalka Markay u dhuuxaan Hadaladan oo ahaa dhaxalka laga hayo Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo Xiligiisii Mucaaridnimo iyo Waayihiisa Muxaafidnimo.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WACAD FURKAN MADAXWEYNE SIILAANYO
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Cahdiqayb2.mp3″]
Haddii Aanad Nasiib u Yeelan inaad Dhagaysato Qaybtii Hore ee Barnaaamijkan Muuqaal Dhagaysigan ka Wada Daalaco
Hargaysa SDN/QJ