Qaybo ka Mid ah Qurbejoogta Soomaalida ee Ku dhaqan Waddamada Yurub ayaa Shaaciyey Go’aan ka dhan ah Dalka Itoobiya DAAWO
London 28.June 2016 (SDN/QJ):-Go’aan ay soo saareen Qaybo ka Mid ah Qurbajoogta Somalida ee dalalka qaarada Yurub ayay ku Sheegeen in Muwaadiniinta dalkoodii Hooyo ku noqonaya Xagaagan in aanay raacin isla markaana Goosan Tigidhka Shirkada Itoobiya Airline si ay u Muujiyaan Tacadiyada ay Itoobiya ku hayso Deegaanada ay ku dhaqan yihiin Soomaalidu.