|

Qaybo ka Mid ah Gobolka Sanaag oo ay ka Socoto Hawlgal Baaxad leh oo Lagu Badbaadinayo Deegaanka DAAWO

Ceerigaabo 22.June 2016 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Bulshada ku dhaqan Gobolka Sanaag oo kaashanaya Ciidanka qaranka ee Dugsiga Tababarka Bixin iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalooyinka Ceerigaabo iyo Ceel afweyn ayaa sameeyay Hawlgal lagu badbaadinayo deegaanka.

Comments are closed