Qaybo Ka Mid ah Culimada Somalida oo Dawlada Federaalka Ka Codsaday in aanay Xayiraada Ka Qaadin Jaadka Kenya laga Keeno DAAWO
Muqdisho 13.Sep 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Culimada Somalida ayaa Ka Dalbaday Dawlada Federaalka Somaliya in aanay ka Noqon Go’aanka ay ku Xayiray Qaadkii Somalia looga Keeni Jiray Dalka Kenya oo Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay aan Iman Magaalada Muqdisho.