|

Qaybatii labaad ee Tariikhdii Fadhyahankii Muhammed Cali Qore M burale

London 26Jan15(SDN/QJ) Muhammed Cali waxa uu noqday 1954ilaa 1958 ninkii ugu ficnaa ciyaaraha feedhka magalada l\contaki isaga oo la gudoodnsiyey  ciyaartogii u ficnaa eee magaladaas, waxa qatay gudiga Olompicata los Anglos .1960 ayuu waxa ku guulaysatay Bilada Dahabka ee Isaga oo dadiisu tahay 18jir,marka u ku soo laabtay isaga oo sita bilaadii ayaa waxa uu habeen habeenada ka mida tagay huteel si uu uga casheeyo xiligaa waxa jira daagaal sookeye wana xiligii midab kala sooca jiray markiii uu fadhistay waxa uu dalbaday Humbargar waxana lagu yiri (WE DON’T SERVE NEGROO)oo macnaheedu tahay dadka Madaw waxba kama ibiino.waxa ku yiri waxaan ahay ninkii ku gulaystay bilada dahabka ee faydhka ,waxa la yiri Albaabka nooga bax horena waxa u arki jiray isaga oo Heesta Diinta Kiristinka in dadka Madaw iyo dadka Cad Cad ay goobaha lagu cibaadaysto u kala duwan yihiin. Qorshahii u horeyey waxa uu sameyey in u Biladii ku tuuro Wabiga Ohio .Ficilkii labaad ee uu sameyey waxa u la fariistay MACMAX, X oo ahaa Gudoomiyaha Madawga islaamka waxana uu qatay ~Diinta islaamka ,lakiin wuu qarsanayey ilaa 1964 uu noqday Ninkii ugu awooda badnaa ee Feedhka Aduunka .isla xiligaa waxa u wareegay Magalada Miami oo heshiis Contract Profisoinal  la saxiixday Ganacsato (Business men ah),waxay u sameyeen Goob Jimicsiga oo ilaa hada Dalxiis loo tago waxanay u qabteen Tababare Magaciisa la yirahdo ANGALO DANDEE,waxa uu noqday Maxamed Ali MOST ATRACTIVE AND SPEED HAD EVER SEEN IN BOXER EVER AND NOW,Magalada Mimyaami waxa isagu yimid dadka u Caansan Maraykanka sida dada Filimda jila kuwa heesa kuwa dadka ka qosliiya iyo Madaxda dawlada waxa uu noqday Maxamed Ali qof ay ka helaan saxaafada hadaladiisa waxaa ka mid ahaa I AM YANG, I AM PRETY, I AM BOXER SAVER, AND CAN BE BEETEN ANY BODY,Miami waxay noqotay meel laga yaqaano aduunka, dadka hada ka hadla Faydhka , Mohammed ali MADE A MIAMI,oo macnaheedu tahay Mohammed Ali isagaa dhisay Miami.

image-7-for-editorial-pics-16-jan-2012-gallery-618169503

 

 

Waxa soo diyaariyey Mburale

\

Comments are closed