|

Qabanqaabada Caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo Muqdisho ka socota iyo madaxweyneyaal soo xaadiray

Muqdisho Sept 16,2012(SDN)-Waxa magaalada Muqdisho laga dareemayay diyaargaroowga xaflada caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Md Xasan Sheekh oo maanta xilka la wareegaya.

Xaflada oo lagu wado in ay ka dhacdo xarunta madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxa ku sii qulqulaya marti sharaf lagu casuumy xaflada xil wareejinta.

Sidoo kale waxa maanta Muqdisho soo gaaray madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti iyo Ugaandha Md Ismaaciil Cumar Geelle iyo Yuweri Musefeni.

Sida Xafladu u dhacdo kala soco halakan saacadaha nagu soo fooleh.

SDN-Muqdisho

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed