|

Qaar ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada Caynabo oo Sheegay in Gumaad ba’an lagu hayo deegaanka DAAWO

Caynabo 08.April 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Magaalada Caynabo oo kormeer xog ogaal u noqosho ku maraya deegaanada degmadaasi hoos yimaadda ayaa sheegay in xaalad biyo yaraaneed iyo mid dhanka xaalufka ahi ay gobolkaa ka taagan tahay.
Xildibaanada oo iyagoo ku gudojira kormeerkooda ayaa baaq taageero raadin ah u soo dirsaday gudiga abaaraha ee heer qaran

Comments are closed