|

Qaar Ka Mid ah Shacabka Ku Nool Caasimadda Somaliland ee Hargaysa oo Difaacay Sheekh Cabdul Xaaq & Dooda ay soo Bandhigeen DAAWO

Hargaysa 05. June 2017 (SDN/QJ):- Qaybo Ka Mid ah Shacabka Caasimadda Hargaysa ayaa Difaacay Sheekh Cabdul Xaq oo ah Sheekh aad Loogu Yaqaan inuu dadaka ka Dabiibo Xannuunada ay Keenaan Jinka,Sixirka iyo Isha Kaas oo Mudooyinkii u danbeeyay Ku Sugnaa Magaalooyinka Hargaysa iyo Balligubadle.

Comments are closed