|

Qaar ka Mid ah Mujaahidiintii Ururkii SNM oo Hargaysa kaga dhawaaqay Urur Cusub DAAWO

Hargaysa 07.Jan 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Mid ah Mujaahidiintii Ururkii Dhaq Dhaqaaqa Waddaniga Somaliyeed ee SNM ee Ku Guulaystay Xoraynta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maanta Magaalada Hargaysa Waxay kaga Dhawaaqeen Urur Cusub oo u ololayn doona Xuquuqda Mujaahidiinta.

 

Comments are closed