Qaar ka Mid ah Madaxdhaqameedka Koonfurta iyo Bariga Hargaysa oo Ka Hadlay Mawqifka Xaaladihii u danbeeyay ee dalka DAAWO
Hargaysa 04.June 2014 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah salaadiinta waxgaradka iyo qaybaha kale ee Bulshada ee Koonfurta iyo Bariga Caasimadda oo munaasabad ku qabtay Hotel Dalxiis ee Magaalada Hargaysa ayaa baaq taageero ah u diray dawladda Somaliland, kana waramay xaaladda uu wadanku marayo.
Duqaydani Waxay Sheegeen inaan loo baahnayn in dalka lagu celiyo Xaalad uu ka soo Gudbay Waxaanay intaas ku dareen in Siyaasiyiinta looga fadhiyo inaanay ku kicin talaabooyin Wax u dhimaya Nabadgalyada iyo Xasiloonida aynu haysano.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com