Qaar ka Mid ah Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Sweden oo Mudaharaad ka Dhan ah Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga siiyey Berbera ka hor dhigay Safaaradda Imaaraadka DAAWO
Sweden 18.March 2017 (SDN/QJ): – Qaar ka Mid ah Jaaliyadda Somaliland ee Ku dhaqan dalka Sweden ayaa Bannaan bax ay kaga soo Hor Jeedaan Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga Siiyay Madaarka Magaaladda Berbera waxay ka hor dhigeen Safaarada Imaaraadku ku Leeyahay Dalkaasi.