Qaar ka Mid ah Dhallinyarada oo Faahfaahiyey Galdaloolooyinka Heshiiska Xukuumada ee DPW DAAWO
Hargaysa 10.June 2016 (SDN/QJ):- Kulan ay Magaalada Hargaysa ku Yeesheen Qaar ka Mid ah Dhallinyarada dalka ayay kaga hadleen Galdaloolooyinka Ka Muuqda Heshiiska Hordhaca ah ee Maalgalinta Dekeda Berbera.
Xafladaas oo si cilmiyaysan loogu falanqeeyay Heshiiska oo Copy ka Mid ah Nuqulkiisa lagu soo bandhigay ayaa Sababay in qaar ka mid ah Dhallinyaradii Goobtaas ka hadlay in Xukuumadu Xabsiga u Taxaabto.