|

Qaabkee Ayuu Ahaa Hawl-galkii Loo Is-ticmaalay Sirdoonkii Dabagalka iyo Xogaha Ka Soo Ururiyey Samaale, Xirsi, Biixi,Dr. Cabdi Aw-daahir Iyo Wasiiradda La Socda ee baadhistii Sannadka Qaadatey.

Hargaysa 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- “Maalin-nimadii Kow iyo labbaatankii bisha lixaad ee Sannadkii hore ayay ahayd markiii uu Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay Musharaxnimadii Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Kulmiye….Continue Reading Qorshihii songs kala daadiyey kooxda “Halista”
” Hawl-galkii siyaasada ee sannadka qaatey “. Maalin – nimadii kow iyo labbaatankii bisha lixaad ee sannadkii yay ayay ahayd markiii bill gudoomiyaha xisbiga kulmiye ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay musharaxnimadii madaxweyne – nimo ee xisbiga kulmiye.
Guuldaradaas maalintaa ku dhacday hogaanka xisbiga kulmiye, waxay sooo dedejisay inay ogaadaan inay meel cidlo ah taagan yihiin, talladii waddankuna ay gacanta u gashay niman wasiiro ah, oo dhegaha madaxweynaha headquarters haystey. Qorshahooduna yahay in madaxweynuhu markup Bill Tago, ay iyagu xilka la wareegaan. Sidaasna ay tallada somaliland ku haystaan sannadaha well ee sooo socda.

Muddo profit bilood gaadhaysa oo hogaanka sare ee xisbiga kulmiye, talladooda the qarsoodiya ay u rogrogayeen, waxaa sooo baxday in ka hor dhamaadka xilka xukuumada madaxweyne siilanyo, ay qaadaan tallaabooyin ay i soo ceshanayaan kalsoonidii madaxweynaha, oo ay in the body of the halgan sooo wadâ mareen. Waxayse is weydiiyeen haddiiba madaxweynihii Axmed Siilaanyo bill ku jiro gacanta nimankaas wasiirada ah, sidee baynu u soo ceshan-karnaa, sababtoo ah kalsoonida madaxweynaha?. Jawaabtu waxay noqotay in markup yay daraasad iyo xog action hello nimankan madaxweynaha ku xeeran, lanaa isticmaalo qab sirdoonnimo ciidan (ogow hogaanka kulmiye waa saraakiil ciidan.” Militery ‘ E).

Dhamaadkii bishii tobnaad ee sannadkii hore, ayaa macluumaadkii kooxdaas laga soo ururiyay ay soo dhamaatay. Waxaaney hogaanka kulmiye ku sameeyeen falanqeyn iyo sida ay u kala muhiim sannaan karto, tallaabooyinka la qaadaya. Wax Yaalaha cajiibka ee nimankaas laga ogaadey markii xogtooda la uruurinaayay, waxaa ka mid.

Inay koox isku xidhan, misana labba kooxood ah ay yihiin.
Kooxda koobaad oo ah kooxda halista, inay aad u xoog baddan tahay, saameeyn weyna ku leedahay qasriga madaxtooyada.
Inay ” Koox ” Niman Fudud Yihiin.
Inayna waayo aragnimo siyaasadeed lahayn
Inayna ciyaarta iyo shirqoolada siyaasadeed waxba ka fahmi Karin.
Inayna aamin saneyn waa la idinka badin karaa, saaxiibadiin qaar ka midina cadaw bay idiin noqon karaan.
Inayna siyaasadoodu qorshayaal baddan lahayn, oo hadii midi ka fashilanto ayna qorshe labbad lahayn,,, Haddii ay leeyihiina ay qorshe khaldan qaadan doonaan.
Qoddobadaas ayaa lagu ogaadey, fallan qayntii kooxdaas lagu sameeyay. Haddaba markii us buuc, fallan qayntaasi socotey, waxay hogaanka kulmiye iyo niman saaxiibadood ah oo hawsha la ogaa ay is weydiiyeen. Tallaabooyinka ay qaadi karaan maxay noqonayaan?. MARKII LA ROG-rogeyna waxaa la isla qaatay in la qaado tallaabooyinka soo socda.

In kooxdan iyaga la dhex galo.
in madaxtooyada saameyn lagu yeesho.
in doonis kasta oo uu madaxweynuhu doonayo loo yeelo. Xitaa Haddii uu yidhaahdo inta aan noolahay madaxweyne ayaan ahaanayaa!
In Kooxdan, qorshayaashooda la kala daadiyo. Tallaabo kasta oo ay qaadayaana lala socdo.
in ka hor dhamaadka xilka xukuumada, hawshaas la fuliyo. Ama ugu yaraan inta ayna wakhtigaas gaadhin kooxdan la kala daadiyo.
in bartil maameedka ugu weyni noqdo, kooxda ” halista “. Siiba labbada nin ee kooxda hogaamiya. Labbadaas nin waxaa loo bixiyay, magac sireed ah ” Labbada shabeel “.

Comments are closed