|

Qaabka loo Ilaaliyo Madaxweynaha Maraykanka, (Xogta Dahsoon) DAAWO

Washington 05.July 2016 (SDN/QJ):- Marka uu dalka dibadiisa u safrayo madaxweynaha dalka Maraykanku waxaa raacaya ugu yaraan 500 oo qof oo isugu jira hawlwadeenada aqalka cad, koox dhakhaatiir ah oo lix ruux ka kooban iyo cunto kariyayaasha gaarka ah ee madaxweynaha oo ay wehelinayaan ilaa 200 xubnood oo ka tirsan hay’adaha sirdoonka waxana ay kooxdani bilaabayaan ilaalada ammaanka Madaxweynaha taasoo ka bilaabanaysa marka uu cagaha dhulka soo dhigo.

Comments are closed