|

Prof.Cali Khaliif Oo Si Rasmiya U Shaaciyey Musharraxa Ku Guulaysan Doona Madaxweynimada Dalka Somalia DAAWO

Buuhoodle 29. December 2016 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha kooxda Khaatumo Pro.Cali Khaliif Galeydh ayaa Bedka soo dhigey Musharraxa ku guulaysan doona madaxtinamada jagada Madaxweyne ee dalka Somaliya.

Pro.Cali Khaliif Galeydh ayaa si cad u sheegey in aanu jirin qof la tartami kara madaxweynaha haatan ee wakhtigiisu sii dhammaanayo ee Xassan Sheekh,waxaana uu yidhi isaga oo arrimahaas ka hadlaya”Waar Xassan lalama tartami karo,Waar nin dhulbahante ahi lma tartami karo,Nin daaroodina lama tartami karo,nin Habar-gidirina lama tartami karo,Waar bahashaasi ABGAAL ma dhaafeyso,Maxaad sameynā€¯Ayuu yidhi Pro.Cali Khaliif Galeydh.

Comments are closed