|

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Sheegay In Uu Gobollo Somaliland Ka Tirsan Cilmi Baadhis Kasoo Sameeyay (DAAWO)

Hargeysa,19Aug,2015(QJ/SDN)-Aqoonyahanka reer Somaliland Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo inta badan aaminsan fikirka isutagga labadii Soomaaliyeed ee midowday 60kii ayaa wareysi dheer oo uu siiyay TVga Universal kaga hadlay xaaladda dalka soomaaliya guud ahaan gaar ahaan cilmi baadhis uu sheegay in uu kasoo sameeyay deegaanada Soomaaliya isagoo cilmi baadhistaasi ku daray Magaalooyin Somaliland ka mid ah sida Hargeysa iyo Burco.

PROF CABDI

 Halkan Ka Daawo Muuqaal Dhammeystiran:

 

 

Comments are closed