|

Prof Axmed Ismail Samatar:Waan diidanahay ku dhawaaqida Awdal iyo Khatumo States isku heynta Somaliland ayaa ka muhiimsan

Ottawa Jan 23,2012(qurbejoog.com)-Wareyesi aanu la yeelanay Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa waxa uu uga waramay safar uu dhawaan ku tegay magaaloyinka Muqdisho iyo Nairobi kiyoo ay weheliyaan xubno ka tirsan Xusbiga Hiil Qaran.

Prof. Samatar waxa uu sawir naxdin iyo rajoba ka muuqato ka bixiyay waxyaalihii uu halkaa ku soo arkay.

Sidoo kale Waxa uu Prof Samatar ka waramay aragtidiisa ku wejahan maamulo dhawaan lagu dhawaaqay oo kala ah Awdal State iyo Khatumo State.

HALAKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA PROF AXMED ISMACIIL SAMATAR

Qurbejoog-Ottawa

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed