Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Somaliland u yimid si uu kaalin uga qaato Ololaha Doorashada Madaxtooyadda ee Xisbiga Kulmiye DAAWO
Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda,Madax dhaqameedyo Iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Xisbiga Kulmiye ayaa Dalka ku soo dhaweeyay Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo haatan ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Kulmiye.