Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Wacdaraha dhinaca Suugaanta ee uu Hargaysa ka qaaday,Goormaa Codadkii Qaraamiga kuugu Danbaysay? DAAWO
Hargeysa 02.June 2016 (SDN/QJ):- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo todobaadkan ku soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa ayaa ka qayb galay kulan ay soo qabanqaabisay Xarunta Horumarinta Dhaqanka ee Hargaysa.
Prof Samatar Inkasta oo dadka qaarkii ay dhanka Siyaasada Iyo Lafo gurkeeda ka eegaan hadana dhinaca Suugaanta waa Shakhsi ku wanaagsan Bali Ila dhugo Muuqaalkan.