|

Pro.Axmed Ismaaciil Samatar oo Ka Hadlay Warar Sheegaya in uu Saluugay Xisbiga KULMIYE DAAWO

Hargaysa 07. July 2017 (SDN/QJ):- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah siyaasiyiint Xisbiga KULMIYE sida oo kale na baryahan si aada loo sheegayey in uu saluugay xisbigaasi, ayaa maanta mar uu ka soo noqda dalka dibaddiisa, waxa uu si weyn u beeniyey in uu saluug ka muujinaayo Xisbiga KULMIYE.

Comments are closed