|

OGAYSIIS: Aragtida Maxalliga Ah Iyo Aragtida Caalamiga Ah Ee Tahriibta

Ururka Dhalinyarada Aqoonyahanka Somaliland/Somaliland Educated Youth Organization (SEYO), Waxay kugu marti qaadayaan inaad kala soo qayb gasho Bandhig Cilmiyeedka Uu Cinwaankiisu Yahay Aragtida Maxalliga Ah Iyo Aragtida Caalamiga Ah Ee Tahriibta, kaas oo uu qaban doono Aqoonyahan Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare) Habeenka sabtidu ay soo galayso Taariikhtudan ay tahay 18-Sep-2015 Saacadda: 6:30 – 8:00 Goobta: Jaamacadda Golis. Kasoo qayb-gal wanaagsan. Mahadsanidiin.

sanyare

 

Comments are closed