|

Oday Xaaji Cabdi Waraabe oo Taageeray Xeerka Baananka ee Culimadu ku Sheegeen inuu Xalaalaynayo Ribada DAAWO

Hargaysa 18. March 2017 (SDN/QJ):- Xaaji Cabdi Kariin Xuseen Yuusuf oo Ku Magac dheer Xaaji Cabdi Waraabe ayaa Mar uu Maanta ka qayb qaadanayay Dood Golaha Guurtidu ku lafo Gurayeen Xaalada Siyaasadeed ee Gudaha iyo Dibada ee Somaliland Wuxuu ka hadlay Xeer Muran dhaliyey oo Hor yaala Golaha Wakiiladda Somaliland.

Comments are closed