Oday Maxamud Maxamed Cali Baadiye oo ka Hadlay Faa’iidada uu Somaliland ugu Fadhiyo Heshiiska Maalgelinta Dekeda Berbera DHAGAYSO
Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Aqoon yahan Maxamud Maxamed Cali Baadiye oo ka mid ah Gudida Heer Gobol ee Dhismaha Waddada Ceerigaabo ayaa Mar uu Maanta Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargaysa Waxa uu soo dhaweeyey Go’aankii Dur Durada ahaa ee Golaha Wakiiladdu ku Meel mariyeen Heshiiskii ay Xukuumadda Somaliland la Gashay Shirkada laga leeyahay Dalka Isu taga Imaaraadka Carabta ee DPW.