|

Obama Mushahar Intee Leeg Ayuu Qaadan Doonaa, Isaga Oo Shicib Ah?

Washington 25. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Dalka Maraykanka Obama ayaa waxa uu qaadan doona kala badh Mushaharkii uu qaadan jiray.

Waxaana la cadeeyay in inta noloshiisa ka hadhay ay ilaalin doonaan ciidamo gaara, waxa kale oo Obama loo fududayn doonaa arrimaha la xidhiidha dhinaca Caafimaadka iyo safarada uu u baahdo sida aanu ka soo xigtay shabkada wararka ee CNN, waxaanay intaasi ku dartay inuu sanadka danbe qaadan doona lacag dhan 207.8 kun oo Dollar.

Comments are closed