|

Nuxurka Warbixintii uu Wasiirka Gaashaandhiga ee Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

Hargaysa 10.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa Fadhigii Maanta  ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo uu Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax, Waxa uu Xildhibaanada Warbixin ka siiyay Hawl galada wasaaradiisa,Derajo bixinta iyo qodobo kale.

CadamiWasiirka Oo uu wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradaasi,ayaa Waxa uu  warbixin ka dheer ka bixiyay, xaaladaha ciidanka qaranka, darajada dhawaan la bixiyay iyo xaaladaha ciidamada  jiidaha hore ee Xuduudaha Somaliland ku sugan yihiin Iyo waajibaadka guud ee Wasaaradiisu u hayso qarankan.

Halkan Guji oo Mobilkaaga ka Dhagayso Warbixinta Wasiirka Gaashaandhiga
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Gashandhiga2013(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed