|

Nuxurka Qoraal uu Madaxweynaha Somalia u Diray Gudoonka Labada aqal ee Baarlamaanka Somalia AKHRI

Muqdisho 20. October 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka u qoray Warqad uu kaga codsanayo Kulan deg deg ah.

 

Farmaajo ayaa ka cosaday Gudoonka Labada Aqal in maalinta Sabtida kulan deg deg ah la isugu yeero  Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka si uu ugala hadlo xaalada adag ee hada dalka ku jiro.

 

Madaxweyne Farmaajo ayaa la filaaa kulanka uu Baarlamaanka labada Aqal la yeelanayo kaga dhawaaqo xaalad dagaal uu dalku galayo kadib weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu laayay dadka badan ee ka dhacay Muqdisho.

Comments are closed