|

Nuxurka Kulan Ay Iskugu Yimaadeen Cuqaasha Iyo Culima U’ddiinka Magaalada Hargeysa DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Waxa magaalada Hargeysa uga furmay cuqaasha,waxgaradka iyo culimada gobolka Maroodi-jeex kulan ay kaga hadlayeen arrimo badan oo ay kamid tahay sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka ka dhaxeeya cuqaasha,xukuumadda,culimada iyo bulshada somaliland iyo waliba sidii loo xoojin lahaa ammaanka dalka.
waxaana kulankan kasoo qayb galay wasiirka Diinta iyo awqaafta somaliland,gudoomiye ku xigeenka gobolka Maroodi-jeex iyo masuuliyiin kale.

Comments are closed