|

Nuqul ka Mid ah Mooshinada Golaha Wakiilada hor yaala ee Xiisadu ka Dhalatay + Xildhibaanada SaxeexayHalkan ka akhri

Hargaysa 08.Feb 2014 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa Mid ka Mid ah labada Mooshin ee ay rabaan in Awooda Gudoomiyaha iyo Ku Xigeenadiisa lagu ridi karo soo Jeediyay in laga dhigo 42 Cod halka ay haatan ka tahay Gudoomiyaha in lagu ridi karo 2/3 amase 55 Cod halka Ku Xigeenadiisuna uu Xeer Hoosaadku Tilmaamyo in lagu ridi karo 42 Cod .

Mooshinka Labaad ayaa ku Saabsan Maamuus ka Xayuubin lagu sameeyo labada Gudoomiye ku Xigeen oo ku eedaysan in Go’aamo uu gaadhay Goluhu ay ula Carareen Maxkamada Sare,iyo inay u Hogaansami Waayeen Aqlabiyadii Golaha.

 

123

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed