|

ninka maanta sugayaa doorasho waa nin u shaqaynaaya Rajiimka Muse iyo jegaan

London April 21, 2024(QJ) Waxaa maanta Garxjis waddaa ma’ha siyaasad wali waxaynu ku jira riyo, waxaan jeclaystay in aan tolkay maanta Qalinka u qaato, ninka maanta sugayaa doorasho waa nin u shaqaynaaya Rajiimka Muse iyo jegaan,

Somali/Land waxaa maqan dad kii dhidibadda u taagay, Dhulbahante , Warsangeli, Garxajiska dhabta ah ee aan ahayn kuwa , Hadda horkacaaya Garxajis, Waxaa Masan Samaroon, iyo Warsangeli,

Riwaayadda socota, malagu sii jiri karaa???, Raggii furtay ururadda waxay noqdeen Rag la’ yiri ma iman kartaan Xeradda Garoonka Siyaasadda, ma’hadli kartaan, ((( waxaa la’ wataa oo Faysal iyo Cirro oo aan midna Gursi la saaarayn,

((( Dhaqankii Garxaji haddii ay tahay Suldaan iyo cheif Caaqilo, waxaa badalay Xirsi iyo Maxamued Xaashi , oo Gobolkii Togdheer ka talinaaya,

Afkii ayaa juuqdda gabay , waxaad Arkayseen Maanta in Garoonkii Diyaaradda Hargeysa xabad lala dhacay, Suldaankii Guud Suldaan Da’uud iyo Mayerki Abdikarem Mooge,

Waa Xasuu, Maanta maalinteedi, in uu Cigaal dagaal ka riday uu Garxajis kula dagaalamy,

Isuku soo wadda duub, Tallo, waa in Garxaji tallo midaysan isugu yimaadda, oo laga guura Raggaa reeka ku qaad waleeyey ee jegaan u xidhan,

Wabilaahi Towfiiq
Faiza Suule!!

Comments are closed