|

Ninka Labaad Ee Aduunka Ugu Dheer Xuseen Bisad Oo Taageeray Xadhiga 4-ta Hobol Ee Ka Tirsan Kooxda Xidigaha Geeska Ay Xukuumaddu U Geysatay

Hargeysa, 29 Sep 2015  (SDN/QJ)-Xuseen Bisad oo ah ninka labaad ee Aduunka ugu dheer ayaa  si weyn u tageeray xadhiga ay xukuumadda siilaanyo u geysatay 4-ta hobol ee ka tirsan koox faneeda xidigaha gees oo  uu fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa..

xuseeb
Xuseen bisad dhalasho ahaan ka soo jeeda somaliland ayaa xukuumadda Siilaanyo ku taageeray xadhiga 4-tan hobol ee xamar ka soo tumay lagu xidhay, waxaanu ku lafaguray qoraal kooban oo uu soo dhigay bogga face-buuga uu ku leeyahay kaas oo u dhignaa sidan:-
XIDIGAHA geeska hadii laa xidhaay maa dayrkii maka lagubaay
Maxaay see habaar walibaa uga hadalaysa ariinkan xidiig aha waanu ku raca saan haay dawladayd inaay xidhiidhi oo ay waliiba shaqo kaa qaba too wixii qadiyadayada liid ku aha somalidun waxaay ku maah mahd riyo hadaay diib leyahiin dabdood ayaay ku qariin lahayen qoloyinkaa reer somalia waxan leeyahaay tiin katasha tayduu idiinka idiinmatale fanaaniintiinun yanay naga imaan dalkaygab ee marbne yanay noo imaan

 

Comments are closed