|

Nin U Dhashay Sucuudiga Oo U Dabaal Dagay Furitaankii Uu Furay Gabadhiisi !

Jiddah 17. February 2017 (SDN/QJ):-Furitaanka Dumarka oo ah arrin aad u fool xun oo murrugo leh baabiiyana qoyska oo aan fiicnayn in lagu degdego, balse waxa aad u layaab badan oo ah wax laga xishoodo in Nin la yidhaa Haani Sucuud oo u dhashay dalka Sucuudigu uu sameeyay xaflad uu ugu dabaal dagayay furniinka ay ku kala tageen gabadhii hore ee ay is qabeen, taasoo uu ku soo bandhigay baraha bulashada, sidaa darteedna bulshada ku dhaqan dalkaasi ayaa aad uga xumaadey, waxaana si aad ah looga hadal hayaa baraha bulshada ee ay ku kulmaan dadyawga ku dhaqan waddamada khaliijka.

Comments are closed