|

‘’Nin Muqdisho Maayar ka ahaa ayaa u Samaystay Jid Laami ah oo Gurigiisa Taga Waxa uu Ku Jiray Golihii Sare Markiiba Waa Laga Fadhiistay Xilkiina Waa laga qaaday,Nasiib daro Guri Madaxtooyada Laga Leeyahaya’’ Xuseen A.Caydiid DAAWO

Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caddaaladda haatana ka mid ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xuseen Axmed Caydiid ayaa dhaliilo xoogan u soo jeediyey Xukuumadda Gaar ahaan Marwada Madaxweynaha oo Dhisme balaadhan oo ay Dhaxashay Ka binaysay Barxad balaadhan,dhismahaas oo ku yaala Magaaladda Hargaysa Isla Markaana loo burburiyey Guryihii Shacabka ee danyarta ah.

“Miyaad Maqasheen Marwo Khadiija oo Siyaad bare u dhaxday ayaa Gurigaas dhisatay,Miyaad Maqasheen Marwo Kaltuun oo Cigaal Qabay ayaa Dhismahaa lahayd,Daahir Rayaale Guri ayaa loo Tirinayay Laakiinse Qoyska Madaxtooyadu Intay dhisteen?

Comments are closed