|

“Nin Kibray oo Dawlada ka Hor Yimid Ma ahi Laakiin Wax ha la Hagaajiyaan Idhi” Maareeyihii Hore ee Dekeda Berbera DAAWO

Berbera, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Eng Cali Maxamed Xoor Xoor Maareeyihii Hore ee Dekeda Berbera ee Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Xilka ka qaaday ayaa Sheegay in Sababta Xil ka qaadistiisu ay daaranayd kadib markii uu soo Jeediyey in Si Wanaagsan loo galo Heshiiska ay Xukuumadu la Gashay Shirkada Imaaraadka laga leeyahay ee DPW,Waxaanu hadalkan ka Jeediyey Kadib markii uu Xilkii ku wareejiyey Maareeyaha Cusub ee loo magacaabay.

Comments are closed