|

DAAWO Nicholas Kay oo Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay wada shaqeyn xumo ,sheegayna in Somaliland ay ka mid tahay Soimaaliya

London 24Sep13 (SDN)Ergayga Gaarka ee qaramada midobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa madaxwayne Axmed Silaanyo ku edeyey inuu ka danbeyo wada shaqayn la’anta Qaramada Midoobay iyo Somaliland u dhexeysa waxaanu Somaliland ku tilmamay qayb ka mida Soomaaliya, waxa kale oo uu ka  hadlay Arimaha puntland  waraysigan oo uu siyey Wariye Abdi hafid oo ka tirsan Tvga Universal  dawasho wacan.

Comments are closed