|

Nasashada Jimcaha Iyo Shabakada Qurbejoog DAAWO oo Ha Qoslin

Hargaysa 24.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaynu Maanta oo Jimce ah ku soo qaadi doonaa Nasashada Shabakada Qurbejoog Barnaamij aad loo Jecel yahay oo ka baxa Telefishanka Qaranka Somaliland kaas oo Lagu Magacaabo Buuq Siraate oo uu soo saaro Abwaan Maxamed Xasan Cige.


Comments are closed