|

Muxuu Taliyaha Ciidanka Boolisku ka Yidhi Xilwareejinta Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

Hargaysa 29.June (SDN) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Sheegay in Ciidanka Booliska iyo Wasaarada Arrimaha Gudaha uu ka dhexeeyo Xidhiidh Culus oo Wada Shaqayneed waxaanu Soo dhaweeyay Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo Si rasmi ah Maanta ula Wareegay Xilkii Wasaaradaasi.

Taliyaha Ciidanka Booliska ee Somaliland waxaa kale oo uu Xusay Sida loogu baahan Yahay in dhan looga soo wada Jeedo wax kasta oo la xidhiidha Nabadgalyada iyo adkaynteeda.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Fadal29j.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed