|

Muxuu Sharcigu Ka Qabaa Xeer Nidaamiyaha Wasaaradaha Ee Uu Soo Saaray Madaxweynaha Somaliland? Mase Jirtaa Khaladaad Maamul Iyo Mid Sharci oo Ku Jiraa? DAAWO

Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Dhawaan ayay ahayd Markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu soo saaray Xeer-Nidaamiyaha Dhismaha Wasaaradaga iyo Hay’adaha xukuumada ee Xeer Nidaamiye Lr.01/2018, Kaas oo Qeexaya Shaqada ay qabanayaan Wasaaradaha dawladda si looga baaqsado inay hal shaqo oo isku mid ah qabtaan Wasaaradaha iyo Hay’adaha dawladda.

Xeel dheerayaasha dhanka Sharciga ayaa aaminsan inuu Khalad ku Jiro Xeer nidaamiyahan Isla markaana ay Daruuri tahay Sidii Sixid loogu Samayn lahaa.

Comments are closed