Muxuu Sharciga Somaliland ka Qabaa in Mas’uuliyiinta Dawladu aanay la Hadlin Warbaahinta Gaarka ah? DAAWO
Hargaysa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Maalintii Axadii ee Todobaadkan ayaa Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.raxmaan Guri barwaaqo Waxa uu Golaha Wakiiladda ka hor sheegay inaan la ogolaan doonin in Mas’uul kasta oo dawladeed xilka uu doono ha hayee uu la hadlo Warbaahinta gaarka ah taas oo saxaafada madaxa bannaani u aragtay Cabudhin lagu hayo Xoriyatul Qawlka.