|

Muwaadin u dhashay S.land oo Calanka S.land iyo Ka Xisbiga Kulmiye Ku dabaal Degay DAAWO

Hargaysa 16. October 2017 (SDN/QJ):-Maxamed Yuusuf Xirsi oo ka Tirsanaa Ciidamada Dalaaayadaha Ku Booda ee Faransiisa ayaa Masaafo dhan 12 Kun oo Fiit kaga Soo Booday Diyaarad Isagoo wata Calanka Somaliland iyo Ka Xisbiga Kulmiye Waxaa Waraystay Maxamed Siciid Muxumed Maamulaha Idaacada Radio Hargaysa.

Comments are closed