Muuse Suudi Yalaxow oo si Kaftan ah uga sheekeeyey demenaanta qurbajoogta: “Dadka Dibedaha Ka Imahaa ee Shaqooyinka u socdaa Wax la Soo Maray ma oga, Xildhibaanay Rabaan, Hadana waxay rabaan Madaxweyne” DAAWO
Muqdisho 04.Sep 2016 (SDN/QJ):- Muuse Suudi Yalaxow oo Mar ka mid ahaa Hogaamiye Kooxeedyadii ka Jiray Magaalada Muqdisho intii danbena Siyaasada Somalia ayaa ka hadlay Sida ay Qurbejoogtu uga War la’ Yihiin Siyaasada Somalia oo ay ka doonaan inay u soo Shaqo Tagaan.