|

“Muuse Kursigaa U muuqde Uma Muuqdan Dadka Abaaraysani,Xisbigii KULMIYE Wuxuu Noqdey Xisbi Jeel Majnuun Ah” DAAWO

Burco 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Munaasibad ballaadhan oo degmada Burco ee xarunta gobolka Togdheer loogu qabtey garabkii aqlabiyadda ee ka soo go’ay xisbiga UCID.

Munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa ka soo qayb galey saraakiisha sar-sare ee xisbiga WADDANI.

Guddoomiyaha haweenka ee xibiga WADDANI ee gobolka Togdheer Marwo Laki oo khudbad kulul munaasibadaasi ka jeedisey ayaa si adagĀ  guddoomiyaha xisbiga KULMIYE iyo badhasaabka gobolka Togdher Mr.Ramaax,waxaana ay tidhi iyada oo eedo culus ku garaacdey guddoomiyaha xisbiga KULMIYE.”Muuse kursigaa umuuqde uma muuqdan dadka abaaraysani “Gud.Garabka Haweenka ee xisbiga WADDANI Marwo Laki ee gobolka Togdheer.

Comments are closed