‘’Muuse Biixi Wax Uu Igu Yidhi Khaladaad Fara-Badan Oo Aan Sameeyay Wakhtigii Cabdiraxmaan Tuur Maanta Hadaan Garanayo Maan Sameeyeen’’ Aadan Dhoola Yare DAAWO
Hargaysa 02. December 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Aadan Dhoola-yare oo ka tirsan Xisbig Mucaaridka ah ee waddani ayaa sheegay in ay la shaqeenayaan Xukumadda Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi,
Halkan geesta kale uu ka hadlay aqoonta uu Madaxwayne Muuse u leeyahay waxaanu sheegayn mar ay isku galaas ahaayeen muuse uu ugu sheekeeyay khalaad farabadan oo uu sameeyay xukumaddii Cabdiraxmaan Tuur waa sidda uu Dhoola-yare sheegaye.