‘’Muuse Biixi Waa Gudoomiyaha ugu aqalada badan Somaliland Waa Nasiib daro inuu Maxamed Kaahin soo hadal qaadi waayo’’ Siyaasi Aadan Dhoola Yare DAAWO
Hargeysa 27. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Aadan Dhoola yare oo ka mid ah saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Jawaab ka bixiyey hadal dhawaan ka soo yeedhay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed oo sheegay in Xukuumadu guryo u dhistay Labada Gudoomiye Xisbi ee Ucid Iyo Waddani.