Muuse Biixi oo Si faahfaahsan uga hadlay Siyaasada Arrimaha Dibada iyo Cawaaqib Xumida Qabyaalada {DHAGAYSO}
Hargaysa 24.(SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dheeraaday Horumar uu Sheegay inay Samaysay Siyaasada Arrimaha Dibada, Waxaa kale oo Gudoomiyuhu Tilmaamay Sida ay Qabyaaladu dhaxal Xumo ugu horseedo ummada wada dhalatay ee Somaliland.
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye waxa uu hadalkan ka Jeediyay Madal ay Wasaarada Ciyaaruhu u samaysay abaal marino inay ku gudoonsiiso dadkii kaalinta ka soo qaatay Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Muusebiixi24.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com