|

Muslimiinta iyo budist ku nool Burma oo huf iska dhigay

Mandalay July 07,2014 (SDN/QJ)-Muslimiinta dalka Burma ayaa dhawrkii maalmood ee u danbeeyay dagaal kula jiray budisteyaasha dalka as.

Dagaalka ayaa ka dhashay ka dib Kolkii ay budistuhu ku eedeeyeen nin Muslim ah in uu kufsaday ha weeny budist ah.

Ciidamada dalka Burma ayaa degaanka Mandalay ku soo rogay bandoow maalmihii u danbeeyay.

Dagaalada labada dhan dhexmaray ayaa waxa ku dhintay laba ruux oo labada dhan ka soo kala jeeda.

Wadanka Burma ayaa waxa ku nool budist aad u faro badan oo sanadihii u danbeeyay dagaal kula jiray muslimiinta dalkaas.

Buddhisteyaasha Burma ayaa haatan dalbanaya ayaa in la joojiyo guurka muslimiinta iyo budistaha.

SDN/QJ MANDALAY

contact@qurbejoob.com

Comments are closed