Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Xukuumada ku eedeeyay in Meel Shacabka loo Ogol yahay loo diiday Masuuliyiinta Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}
Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo Maanta ka hadlayay Soo dhawaynta Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo in Mudo ah Socdaal Shaqo ugu Maqnaa dalka Turkiga ayaa sheegay inay fiicnaan lahayd inay si ka balaadhan sida ay u soo dhaweeyeen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ay ku hawlanaayeen balse Waxa uu nasiib darro ku sifeeyay inaaanu Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport aanu ahayn Mid Xor loo wada yahay ,Isagoo Xukumadda ku Eedeeyay in Meel Shacabka loo Ogol yahay loo diiday Masuuliyiinta Xisbiga Ucid.
Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid ayaa hadalkan ka Sheegay afaafka hore ee Madaarka diyaaradaha ee Caasimada Hargaysa.
Halkan Guji oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Musharax Jamaal Cali Xuseen
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/InacaliXuseen25.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com