Musharaxa Madaxtinimo Ee Xisbiga Ucid Oo Ku Hanjabay In Madaxwayne Siilaanyo Aanay Aqoonsanayn Marka La Gaadho 26 June DAAWO
Hargeysa 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Musharaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay dhameystir la’aanta heshiiskii axsaabta siyaasada iyo xukuumaddu wada jirka u gaadheen dhawaan iyo qorshohooda ku wajahan dhamaadka muddo xileedka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo ku eg oo 26ka June oo Beri ku Beegan 2015.
Jamaal Cali Xuseen oo arrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi:-
Hargaysa SDN/QJ